April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

GUDDIGA TPEC OO KAASHANAYA KAALO AYAA KULAN WACYIGALIN AH KA QABTAY UFAYN

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo kaashanaya Kaalo Aid and Development ayaa kulan ujeedkiisu yahay wacyigalinta Culumada iyo Nabadoonada ee ka qaybgalka iyo kaalintooda hanaanka doorashooyinka ku qabtay degmada Ufayn ee gobolka Bari.