April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

KU-SIMAHA MADAXWEYNAHA DPL OO HAMBALIYO U DIRAY DHALINYARADA SOOMAALIYEED

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Dhallinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan Dhallinyarada Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 15-ka May ee maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed.