Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa caawa booqday Hotelka Cadduun Plaza oo laga hirgeliyay caasimada Puntland ee Garoowe, halkaasi oo kula kulmay qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Madaxweynaha ayaa si weyn ugaga mahadceliyey kuna dhiirrigeliyey ganacsatada reer Puntland ee dalka kusoo laabtay si ay u maalgashtaan.


























Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA