April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MADAXWEYNAHA DPL 5 WADDO LAAMI AH KA DHAGAX DHIGAY CAASIMADDA GAROWE

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Abdullahi Deni , ayaa dhaggax dhigay Shan waddo oo laami ah kuwaasi laga hirgelinayo caasimadda Garoowe.
Wadooyinkan ayaa kala ah Wadada Necsom, Towfiiq, Injida , Jidka 30-ka iyo Wadajir. Waxaana tani qeyb ka tahay qorshaha horumarinta magaalooyinka Puntland.