October 18, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

WASAARADDA HAWEENKA DPL OO XARUNTEEDA DHEXE KU QABATAY KULAN WADA TASHI OO KU SAABSANAA BUUGA ISBADALKA TIRAKOOBKA HAWEENKA PUNTLAND

Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntlnd ayaa maanta xarunta dhexe ku qabtay kulan wada tashi ah oo ku saabsan buuga isbadalka tirakoobka haweenka Puntland.

kulankaan ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda haweenka Marwo Sahra Cabdi Xirsi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka Maxamed Cabdirisaaq Nuux iyo Shaqaalaha waaxaha kala duwan ee Wasaaradda haweenka.