Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi cusmaan Karaash, ayaa soo xiray munaasabadda todobaadka dhaqanka Puntland oo muddo todobo maalmood ah ka socotay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta Hidaha Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Puntland oo iyadu soo diyaarisay munaasabadda.
Todobaadkii ayaa munaasabaddu socotay waxaana lasoo bandhigay agabka iyo suugaan dhaqameedka Soomaaliyeed, si gaar ah waxyaabaha ay caanka ku yihiin dadka reer Puntland.





































Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA