Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Shirka Madaxda DFS, Dowladaha xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir ay la yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka.
Kulanka oo ka dhacay Teendhada Afisyooni, Madaxda Soomaaliyeed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ka wada hadlay hirgelinta heshiiskii Doorasho ee la gaaray iyo sidii ay doorkooda uga qaadan lahaayeen gaar ahaan taageerada looga baahanyahay dhinacooda.








Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA