April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MADAXWEYNAHA DPL OO LA KULMAY RW ROOBLE

Muqdisho: 21 May 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Ra’iisal Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble.