April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MAGAALADA CEELBUUH EE GOBALKA SANAAG OO LAGA HIRGALIYAY BEERO IYO CEEL BIYOOD

Magaalada Ceelbuh Ee Gobolka Sanaag ayaa Beero laga hirgeliyey waxaana laga dareemayaa horumar iyadoo beerahaas ceelbuh laga hirgaliyey waxaa kale oo ka mid ah Ceelbiyood riig ah looqodayo waxaana qodaya Ganacsade Maxamed Cabdilaahi .Arintan ayaa ah mid loogu talagalay hormarka magaalada iyo sidii beerahaas loo inticfaacilahaa .Beerahaan iyo barnaamijyo kale oo mashruucaan ka mid ah ayaa waxaa maalgalintooda leh ganacsade Maxamed Cabdulaahi .