Diiwaangalinta codbixiyaasha ayaa si habsami leh uga socota deegaanada Tuur, Biyacado, Kabaal, Marayo, Qarxis, Xasbahale iyo miyiga hoostaga.Deegaanadan oo dhamaantood hoos yimaada degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa dadka ku nool safaf dhaadheer ugu jiraan qaadashada waraaqda cadaynta u ah diiwaangalinta.









Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA