Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa galabta bulshada degmada #Eyl la qaatay kulan wacyigalin ah.
Kulankan oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin ka socda maamulka degmada, Gudoomiyaha PUNSAA, madaxa Ha’adda Diakonia – global iyo Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada gobolka Nugaal ayaa ujeedkiisu ahaa in bulshada lagu dhiirigaliyo inay isdiiwaangeliyaan.
Sidoo kale Guddiga iyo xubnaha ku weheliyay kulanka waxay si faahfaahsan uga jawaabeen su’aalo kala duwan oo ay bulshadu waydiiyeen.























Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA