Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa gaaray Degmada Bookh ee Gobolka Doollo.
Wafdigan oo isugu jira Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Gobolka Mudug, Gudoonka Wasaarada Waxbarashada Gobolka Mudug, Agaasimaha Warfaafinta Maamulka Gobolka Mudug, Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka, Duqa Degmada Galdogob, agaasimaha mashaariicda Gobolka Mudug, Nabadoono iyo marti sharaf kale.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ” waxaan Maamulka Degmada Bookh iyo kan Gobolka Dollo uga mahadcelinayaa soodhawaynta qiimaha badan ee aan loo kala harin safarkaygaan waxa uu salka ku haya iskaashiga labada Gobol ee Doollo iyo Mudug dhinacyada Amniga, Horumarka iyo ganacsiga gaar aan ladagaalanka Mukhaadaraadka iyo Argagixisada “




















Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA