Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa kormeer shaqo ku tagay goobaha diiwaangalinta codbixiyayaasha Doorashada Golaha Deegaanka ee degmadda Qardho.
Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad waxa kale oo uu boqday dhismaha Xarunta Ayaxa oo laga her galiyay Magalda Qardho. waxaana kormeerka Wasiirka ku wehlinayey Guddoomiyaha Gobalka Karkaar Saciid Maxamed Faahiye.























Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA