Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawlada Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo kormeer shaqo ku jooga magaalada Galkacyo ayaa booqday cisbitaalka guud ee Konfurta Galkacyo.
Wasiirka ayaa booqashadiisu waxay daarnayd sidii labada wasaaraddood iskaga kaashan lahaayeen adeega caafimaad ee magaalada Galkcayo.
Shir ay wada qaateen ayna ka qaybgaleen labada wasiir iyo masuuliyiinta caafimaadka ee labada dawladood uqaabilsan gobolka Mudug ayaa la isku afgartay sidii kor loogu qaadi lahaa adeega caafimaad ee gobolka loogana wada shaqayn lahaa iskaashi xoogan oo laga helo magaalada Galkacyo iyo deegaanada ku dhaw.












Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA