April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

WASIIRKA TAMARTA IYO MACDANTA DPL OO KA QAYB GALAY KULAN QADO SHARAF AH OO LOO SAMEEYAY WAFTI KA SOCDAY DFS ,MAAMULADA KOONFUR GALBEED IYO JUBALAND

Qardho:- Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo Biyaha dawladda Puntland, Maamulka degmada Qardho, Maareeyaha wakaaladda Biyaha Puntland, Agaasimaha WXKU xafiiskeeda Qardho, Saraakiil sare oo ka tirsan WXKU ayaa ka qayb-gallay munaasabad qado-sharaf ah oo loo sameeyay wafti ka socday DFS, Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubaland kuwaas oo safar aqoon-kororsi ah u joogay deegaanada Puntland.