April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

WASIIRKA WAXBARASHADA DPL OO KORMEER SHAQO KU MARAYAY GOBALKA GARDAFUU AYAA KORMEER KU TAGAY DEMADDA MURCANYO

Murcaanyo:- Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo taclinta sare ee dawladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan iyo masuuliyin katirsan wasaarada Waxbarashada oo howllo shaqo ujooga gobolka Garadfuu ayaa kormeer kutagay xarumaha waxbarasho ee degmada Murcaanyo.

Kormeerka Wasiirka kadib wuxuu kulamo laqaatay masuuliyinta goobaha waxbarashada degmada iyagoona uga warbixiyey baahiyaha waxbarasho ee degaanka.

Wasiirka wasaarada ayaa sidoo kale kulan laqaatay bulshada ku degmada Murcanyo.