Hawl-wadeenada Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee diiwaangalinta ayaa dadka reer guuraaga ah u shaqaynaya xilli habeennimo ah marka ay soo dhamaystaan hawlahooda si aysan u dhaafin diiwaangalinta codbixintu.
Kooxaha guur-guura ee diiwaangalinta codbixiyaha ayaa tagaya goob walba oo ka tirsan degmooyinka doorashada horu-dhaca ah ka dhacayso ee #Qardho, #Eyl iyo #Ufayn waxayna inta badan ka shaqaynayaan dhulka miyiga ah ee ay isugu yimaadaan dadka reer guuraaga ah iyagoo si isku mid ah u shaqaynaya Maalin iyo Habeenba.





Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA