October 18, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY CASHO SHARAF AY MIDOWGA MUSHARAXIINTA AY U SAMEEYEN MADAXDA DOWALADAHA XUBNAHA KA AH DFS

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay Casho Sharaf ay Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya u sameeyeen Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah DFS.