April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

WAFDI BALAARAN OO UU HOGAAMINAYO GUDOOMIYAHA GOBOLKA MUDUG AYAA LAGU SOODHAWEYEY GALDOGOB

Wafdi Balaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa lagu soodhaweeyey Degmada Galdogob.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ” Waxaan idinkaga mahadcelinayaa dhamaantii soodhawaynta qiimaha badan ee aad noosamayseen, waa idinla joogaa, si guud iyo si gaaraba waa u kulmaynaa ”