Wasiirka wasaaradda waxbarashada Dowlada Puntland Cabdilaahi Maxamed oo ay weheliyaan Agaasimaha waaxda mashaariicda, tababbarada, iyo farsamada gacanta Cabdilaahi Axmed Maxamuud iyo saraakiil ka socota hay’ada Unicef oo wasaarada waxbarashada ka caawinaysa dhismayaal lagu kor-dhinayo qaar ka mid ah dugsiyada Puntland, ayaa gaaray degmada Isku shuban ee gobolka Bari.
Masuuliyiinta ayaa dhagax-dhigay dhismayaal lagu kordhinayo dugsigga hoose dhexe ee degmada Isku-shuban, kaas oo baahi wayn loo qabay maadaama ay badatay ardaydii wax ka dhiganaysay iskuulka, fasaladuna ay ciriiri ku noqdeen.













Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA